Duqa Muqdisho oo kormeeray qaar kamid ah wadooyinka Caasimadda

Date:

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar kamid ah wadooyinka Caasimadda gaar ah ahaan wadada Biyaasa-Liibaro iyo Wadada Jaziira ee degmada Wadajir oo ay dowlada hoose Xamar ka wado howla dib u habeyn ah kaas oo lagu xoojinaayo bilicda magaalada.

Kormeerkan waxaa duqa magaalada Muqdisho ku wehlinaaye guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyada gobolka Banaadir Mudane Cabdiqaadir Maxamuid Maxamed, iyadoo ujeedka kormeerkan uu ahaa mid uu Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Filish ugu kuurgalayay sida ay u socdaan mashaariicda dib-udhiska ah iyo arrimaha nadaafada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka tirsan Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...