Daah furka buuga nabadda oo Gaalkacyo lagu qabtay

Date:

Waxaa maanta oo Jimcaa magaada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabada daahfurka bandhiga buuga nabadda Gaalkacyo.

Munaasabada ayaa Waxaa Ka soo qeybgalay xubno katirsan golaha wasiirada Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug, siyaasiyiin wax garag iyo qeybaha kala duwan ee bulshada

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la magacaabay

Guddoomiyaha Kmg ah ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil uu hoggaaminayo Taliyaha CXD

Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-Xiddigle...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo...