Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir la yeeshay safiirka cusub ee Midowga Yurub u jooga Soomalia Mss Tiina Intelmann, isagoo ugu hambalyeeyay xilka culus ee loo magacaabay.

Duqa magaalada Muqdisho iyo safiirka Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay arima dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen doorashooyinka la filayo iney Caasimadda ka dhacaan, arrimaha Amniga gobolka, shaqa abuurka dhallinyarada, xal u helidda maareenta Barakacyaasha iyo dib-u-dhiska magaalada.

Mudane Cumar Filisha ayaa balan qaaday in Maamulka Gobolka uu hirgelin doono shaqo abuurka dhallinyarada, ayna diyaar u yihiin xoojinta Nabadgelyada caasimadda iyo bilic soo celinteeda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...