Kulan looga hadlayay Daryeelka Caafimaadka carruurta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Date:

Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybteeda Caafimaadka Carruurta, ee dhallaanka yar yar iyo qeybta Tallaalada ayaa soo gabagabaysay kulan Caalami ah oo diiradda lagu saaray sare u qaadista la tacaalidda iyo ka hortagga xanuunka oof wareenka, kaas oo ah xanuunka koowaad ay inta badan u dhintaan Caruurta Soomaaliyeed.

Qabsoomidda kulanka ayaa waxaa gacan wayn ka gaystay Hey’adda Badbaaddada Carruurta ( Save the Children), waxaana ka soo qeyb galay dhamaan Maamulada kala duwan ee dalka iyo hay’ado Caalami ah sidoo kale waxaa qayb ka ahaa deeqbixiyaal kala duwan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Dib-u-Eegis ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil...

Horjooge katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah...

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare...