Wasiirka A/Dibadda Soomaaliya oo qadka Taleefonka kula hadlay dhigiisa Cumaan

Date:

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa qadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Cumaan, Badr bin Hamad bin Hamoud Al Busaidi.

Labada wasiir ayaa ka wadahadlay xiriirka adag ee labada dhinac ee ku xiraya laba dal oo walaalo ah, iyo horumarkii ugu dambeeyay ee labada heer.Gobal iyo caalamiba.

Labada wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo isku duwidda wadajirka ah ee dhinacyada la xiriira iyada oo la eegayo qaabka iskaashiga Soomaaliya iyo Cumaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...