Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Axdiga Carruurta Afrika

Date:

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xanifa Maxamed Ibraahim iyo wefdi ay hogaaminayso ayaa dalka Jabuuti kaga qeybgalay shir ay si wadajir ah u soo agaasimeen wasaaradda Haweenka iyo Hey’adda Save The Children, kaas oo diiradda lagu saarayo Axdiga Carruurta Afrika oo ay ansixiyeen 50 dalka oo Afrikaan ah.

Wasiir Xaniifa, ayaa sheegtay in Soomaaliya Axdigan saxiixday sanadkii 1991, balse aan wali baarlamaanku meel marin.

Shirka waxaa looga doodi doonaa muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya saxiixdo Axdigan, waxaana ka qeybglaya khubaro ka tirsan Midowga Afrika.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...