La xisaabtanka hannaanka Maaliyadeed ee Barlamaannada dalka oo laga hadlay “Dhageyso”

Date:

Dooddaan oo ay ka qeybgaleen Xildhibaanno ka kala socday Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa la xisaabtanka heyโ€™adaha fulinta ee hannaanka Maaliyadda, iyadoo la raacayo shuruucda u deggan, sidoo kale waxaa lagu dhiirogeliyey dabagalka madaxa bannaan ee xafiiska Hanti dhowraha guud ee Qaranka.

Lifaaqa hoose ka ka dhageyso Barnaamijka oo dhammeystiran

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...