Deeq raashiin ah oo loo qeybiyey danyarta magaalada Xuddur.

Date:

Gargaarkaan raashiinka ah oo lagaarsiiyey 250 qoys oo ka mid ah danyarta magaalada Xuddur ayaa ka koobneed bur bariis sonkor iyo saliid waana qayb ka mid ah gurmadka loo fidinayo shacabka magaalada Xuddur.

Dadka danyarta ah ee deeqdaan nasiibka u yeeshey ayaa u mahadceliyey jaaliyada midnimo oo dadaal badan gelisey in dadka ugu liita deeqdaan lagaarsiiyo.

Maamulka Degmada Xuddur iyo kan gobolka Bakool oo iyagu soo xuley danyarta raashiinka loo qaybiyey ayaa mahad u jeediyey jaaliyada midnimo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay...

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag...