Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa booqasho ku tegaaya qaar ka mid ah dowladaha Khaliijka.

Date:

Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Mowluud Jaawiish Oglo ayaa bilaabaya beri oo talaado booqasho uu ku maraayo wadamada Kuwayt, Qatar iyo Cumaan.

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa lagu sheegay in booqashada wasiirku socon doonto ilaa 11 bishaan February.

Wasiirka ayaa la kulmi doona wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalkaas isagoo kala hadli doona xoojinta xiriirka Turkiga iyo wadamada Khaliijka iyo xaaladda gobalka.

Wasiirka ayaa sidoo kale la kulmi doona ganacsatada Turkida ee ku nool wadamada Khaliijka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...