Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Wakiilada Beesha caalamka+(SAWIRRO).

Date:

Wakiilada Beesha caalamka ayaa kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,iyagoo kala hadlay xaaladaha siyaasadeed ee Soomaaliya.

Madaxweyne Guudlaawe iyo Wakiilada Beesha caalamka ayaa ka wada hadlay muhiimaddu ay leedahay in xal laga gaaro khilaafka Doorashada si loo qabto doorasho loo wada dhan yahay.

Dowladda Federaalka oo kaashaneysa saaxiibadeeda beesha caalamka ayaa dadaal ugu jirta sidii dalka loogu diyaarin lahaa jawi doorasho oo xasilloon.

Madaxweyne Farmaajo ayaa horay u sheegay in Dolwadda Federaalka ay ka go’an tahay qabashada doorasho hufan oo ku salaysan habraacyadii lagu heshiiyay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar 

Muqdisho, Arbaco, 18 Febraayo 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Wasiirka Amniga Gudaha oo Qalab Casri ah Kala Wareegay Safiirka Soomaaliya ee Turkiga 

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General...

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...