Maamulka gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay dadaalo nabadeed oo ay wadaan qaar ka mid ah xildhibaanada Hirshabeelle.

Date:

Maamulka gobolka Hiiraan aya soo dhaweeyay dadalada xildhibanada 2-aad ee Dowlad Goboleedka Hirshabele ay wadan oo ku saabsan xalinta tabashada bulshada Beledweyne ay kaqaban dorashadi dhawaan kadhacday casimada dowlad goboledka Hirshabele ee Jowhar.

Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Muumin oo ka qeyb galay layay soo dhaweynta xildhibano soo gaaray Magaalada Beledweyn ayaa sheegay in ka maamul ahan ay soo dhaweynayaan dadaalada socda.

Xildhibaanada soo gaaray Magaalada  beledweyne ayaa sheegay in ay ka qeyb qadanayaan dadaalada xalradinta ah , waxaana ay xuseen in ay kulamo la qaadan doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Gobolka Hiiraan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...