Xubno ka tirsan argagaxisada Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday nawaaxiga Jamaame

Date:

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, oo kaashaneysa

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa labo weerar oo dhanka cirka ah ku qaaday xubno ka tirsan kooxda argagaxisada shabaab oo ku sugnaa nawaaxiga Dab shiniile iyo Jamaame

Duqeynta oo dhacday 19 Janaayo ayaa waxaa lagu dilay sadax xubnood oo argagaxisada ka tirsanaa

Xubnaha weerarka lagu dilay ayaa ahaa saraakiil argagaxisada u qaabilsanaa fududeynta miinooyinka macmalka ah iyo qorista maleeshiyaadka,

Ma jiro wax qasaare ah oo gaaray dadka rayidka ah .

Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa qaada tallaabooyin looga hortagayo waxyeelada soo gaarta dadka rayidka ah

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...