Diyaarad siday gargaar kala duwan oo Maanta la gaarsiiyey degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool.

Date:

Diyaarad siday gargaar kala duwan ayaa Maanta ka degtay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool , diyaaradan ayaa kasoo kacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Diyaarada gargaarka ah ayaa siday raashinka nuucayadiisa kala duwan waxaana lagu wareejiyey Maamulka Degmada Xudur si ay ugu qeybiyaan bulshada ku dhaqan  Magaalada Xudur.

Gargaarkan ayaa horudhac u ah dadaalo uu wado madaxweynaha Dowlad Goboleedka koofurgalbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xudur kuna howlanaa sidii wax loogu qaban lahaa shacabka ku dhaqan Gobolka Bakool.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii...