Wasiirdda wasaaradaha Caddaaladda iyo Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo kormeeray dhismaha labada wasaaradood+(SAWIRRO).

Date:

Wasiiradda wasaaradaha caddaaladda iyo awqaaf iyo arrimaha diinta ayaa maanta kormeeray xaruumaha wasaaradahaan oo muddooyinkii danbo ka socday dib u dayac tir lagu sameynayay.

Wasaaradahaan oo ku bur-buray dagaaladii sokeeye ee dalka ayaa dowladda Soomaaliya wadday olole dib u dhis loogu sameynayay waxayna si wada jira ah ugu kuurgaleen halka ay marayaan dhismaha wasaaradaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...