Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Haween u ololeeya doorka Haweenka+(SAWIRRO).

Date:

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay kooxda LeadNow oo ah dumar si gaar ah ugu ololeeya ka qeybgalka haweenka arrimaha siyaasadda.

Kulanka ayaa waxaa si gaar ah looga wada hadlay sidii loo xaqiijin lahaa qoondada Haweenka ee 30% ee doorashada labada Aqal ee 2021l, isla markaana uu gacan weyn ka geysan lahaa in haweenku ay helaan qoonda uga aadan Galmudug.

Kulanka ayaa su’aalo dhowr ah lagu weydiiyay Madaxweynaha Galmudug, waxaana uu ugu dambeyn ku soo idlaaday is afgarad.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...