Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta.

Date:

20 xubnood oo ka tirsan kooxda TPLF kuwaas oo dhawaanta ciidanka itoobiya ay ka soo qabteen gobalka Tigray ayaa maanta la keenay maxkamad.

Xubnahan ayaa waxaa ka mid ah Sebhat Nega oo ah 86 jir ka mid ah dadkii dhisay TPLF iyo Abay Woldu oo ah madaxweynahii hore ee ismaamulka Tigreega.

Dacwad oogaha ciidan booliska itoobiya ayaa sheegay in xubnahan loo heysto danbiyo ay ka mid yihiin weerar lagu qaaday ciidanka federaalka iyo gobood falyo kale oo daran.

Booliska waxay maxkamada ka dalbadeen 14 cisho oo ay baaritaanka ku dhameystireen taas oo ay maxkamadu aqbashay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhoweeyey Danjiraha Talyaaniga

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Madaxweynaha oo ka qaybgalay Salaadda Janaasadda AUN Marxuun Iimaan Maxamed Yuusuf

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf oo lagu aasayo Ceel- Cirfiid

Maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso Meydka Marxuum...