Banaanbax lagu dalbaday wax ka qabashada go’doominta saaran wadooyinka soo gala Xuddur oo ka dhacay degmada “SAWIRRO”

Date:

Boqolaal dadweyne oo u badan  ardayda wax ku barata dugsiyada magaalada Xuddur iyo maamulka Iskuulada  ayaa ka qeyb galay baanaanbaxaan oo lagu dalbaday in si deg deg ah wax looga qabto wadooyinka AIshabaab marwalba ay ku gubaan hantida shacabka iyo in gargaar bani’aadanimo lala soo gaaro barakacayaasha iyo dadka danyarta ah ee xaaladooda nololeed aad uliidato.

Qeybaha kala duwan ee banaanbaxa ka qeyb galay ayaa waxa ay socod dheer ku mareen wadooyinka waaweyn ee magaalada, waxana ay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ay ku dal-banayeen in jidadka xiran loo furo.

Banaanbaxa oo si nabad gelyo ah ku dhamaaday ayaa waxa ugu dambeyn warbaahinta la hadlay qaar ka mid ah bulshada magaalada Xuddur.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Booliiska oo wada Hawlgallo Lagu Ciribtirayo Anshax-xumada iyo Falalka Lidka ku ah Dhaqanka

Ciidanka Booliiska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Degmada Garasbaaley, ayaa...

Kulan looga hadlayay dardargelinta hawlaha qabanqaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda ayaa lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, ahna Wasiirka...

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baaris ku wada dhallinyaro ku xadgudbay Gabadh Soomaaliyeed

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu...

Masuuliyiin katirsan Dowladda oo booqday Xarunta Qaran ee TUBSAN

Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN, Mudane Cali Yaasiin Gurbe,...