Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda ADRA ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Date:

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa maanta xarunta Wasaaradda Waxbarashada kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda ADRA ee Soomaaliya Ahmed Santur Guled.

Kulanka uu qeyb ka ahaa injineerka guud ee Wasaaraadda Waxbarashada Eng.Bashiir Axmed Maxamed ayaa intii uu socday looga hadlay dardargalinta dhismaha iskuullo hab casri ah looga dhisi doono dhammaan gobollada dalka si ardayda Soomaaliyeed ay u helaan waxbarasho dhameystiran.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...