Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab

Date:

Ciidanka xoogga JFS oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africa (Africom)

ayaa duqeyn ay ka fuliyeen deegaan Saaxa-weyne ku dilay horjooge sare oo Argagixisada Al-shabaab ka tirsan iyo tiro maleyshiyaad ah.

War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay duqeynta lagu beegsaday maleeshiyaadka Alshabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur...

Hodan iyo Gubadley oo ku soo baxay Tartanka kama dambeysta ee ka baxa Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Hodan ayaa u soo baxay wareegga kama...