Feyras cusub oo shimbiraha laaya oo ka dilaacay dalka Senegal ee galbeedka Afrika

Date:

Dowlada Senegal ayaa sheegtay in dalkeeda uu ka dilaacay feyrus ah dureyaga shibiraha oo halis badan

Feyraskan oo lagu magacaabo Avian Influenza ayaa laaya shimbiraha oo digaaga ay ka mid yihiin sida ay sheegtay heyada caafimaadka xayawaanka ee OIE .

Gobalka Thies oo dhanka bari ka xiga magaalada caasumada Dakar ayaa cudurka laga helay.

Saraakiisha caafimaadka Senegal waxay sheegeen in uu cudurka dilay ku dhawaad 60,000 oo digaag

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...