Iskuulada ku yaala Ismuulka Oromada ee Dalka Itoobiya oo bilaabay in ardayda ay baraan Af-Soomaali+(SAWIRRO).

Date:

Iskuulada ku yaala Ismaaulka Oromada dalka Itoobiya ayaa manhajkooda Waxbarashada ku kordhiyay barashada Af-Soomaaliga .

Madaxda Waxbarashada Gobalka ayaa sheegay in arrintan ay qeyb ka tahay dadaallo lagu doonayo in dhallinta mustaqbalka Itoobiya ay noqdaan kuwo luuqado badan ku hadlo.

Iskuulada Gobalka Oromia ee dalka Itoobiya ayaa waxaa horay loogu baran jiray luuqadaha Amxaariga iyo Ingiriiska

Ardayda ayaa xulan doona luuqadda u noqoneysa midda ugu weyn oo ay baranayaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...