Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo madax kale oo ka qeyb galay kulan qado ah oo loogu sameeyay Garoowe+(SAWIRRO).

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland uga qeyb galay kulan qado sharaf oo halkaasi loogu sameeyay madaxda ka qeyb galeysa madasha aragti wadaaga ee uu soo qaban qaabiyay Machadka Daraasaadka siyaasadda ee Heritage.

Kulanka waxaa kaloo qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (khaddar) iyo Madaxweynayaashii hore ee Dalka, Madaxda Maamul Goboleedyada qaarkood iyo marti sharaf kale.

Kulanka qadada ayaa madaxdu waxa ay ka wareysteen xaaladda dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeer ku sameeyay Ciidamo loo diyaariyay Xuska Todobaadka Xorriyadda

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan la Qaatay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...