Wasaaradda waxbarashada oo tababar u furtay mcalimiin ka kala socotay Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Date:

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Macallimiinta ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta ee XFS, mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa Maanta waxa uuย  tababar lagu tababarayo, tababarayaal ย ka socday Maamul Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Bnaadir ka furay Magaalada Muqdisho.

Tababarkaan ayaa kor loogu qaadayaa tayada aqooneed ee tababarayaasha kaasi oo ku saab-san barashada Phschosocial support wuxuuna socon doonaaย  muddo 3 maalmood ah.

Agaasimaha waaxda horumarinta macallimiinta mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa soo dhaweeyey ka qeybgalayaasha wuxuuna u rajeyaya inay ka faaโ€™iideystaan tababrkaana islamarkaana wixii ay ka faaโ€™iideystaana ay u gudbiyaan bulshadii ay ka soo tageen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay oo Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay kadib ka qeybgalkii shirkii Baarlamaannada (๐„๐€๐‚)

Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Dastuurka XFS oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay dhameystirka dastuurka KMG ah

Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha DastuurkJFS Mudane Xasan Macalin...

Wasiirka degaanka iyo isbaddelka Cimilada XFS oo kulan la qaadatay Madaxa COP29

Wasiirk wasaaradda degaanka iyo isbaddelka cimilada JFS Amb. Khadija...