Aqoon kororsi loo furay qaar kamid ah xildhibaannada Hirshabeelle+(SAWIRRO).

Date:

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa magaalada Muqdisho uga furay aqoon kororsi ku saabsan howlaha baarlamaanka,qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka Hirshabeelle.

Aqoon kororsigaan oo ay fududeysay Hayโ€™adda Qaramada Midoobe u qaabilsan Horumarka ee UNDP, Ayaa socon doona muddo laba maalin ah.

Xildhibaanada ka qeyb galaya Aqoon korosiga ayaa la filayaa iney helaan faham Ku saabsan Shaqada Baarlamanka iyo Gudashada waajibadka Dastuuriga ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...