Wasaaradda Beeraha Galmudug oo bilawday Dadaalo Xoogan oo lagu dagaalamayo Ayaxa Faraha Ba’an ku haayo Deegaanka+(SAWIRRO).

Date:

Wasaarada Beeraha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Dadaal xoogan ku bixinaysa La dagaalanka Ayaxa Fara badan ku haya Deegaanada Galmudug waxa uuna Saamayn ku yeesha Dhul-qaadsimeedka Ayaxa ayaana ku dagay Dhul aad u baaxad wayn.

Ladagaalanka Ayaxa ayaana hada si toosa u socda Axmednur Xaaji Cusmaan Wasiirka Wasaarada Beeraha, Dhirta iyo Galmudug ayaa ka waramaya Tilaaboyinka lagula Dagaalamayo Ayaxa Wasaaraduna Hormuud u tahay balse waxa uu xusay in Saamayntiisu ka badatay ku Talagalkii Wasaarada ayna u baahan yihiin in laga Gacan siiyo.

Mudo ku dhow Sadax Xili Roobaad ayaa Ayaxu dhibaato xoogan ku hayey Deegaanada Galmudug Dadka Beeralayda iyo Xoola-dhaqatada isugu jira ayaa Cabasho xoogan ka Muujiyey waxa ayna Wasaarada uga Mahad celiyeen Dadaalka lagula dagaalamayo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...