Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay bullaacad dhismaheedu socodo+(SAWIRRO).

Date:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Bullaacadda dhismaheedu ka socodo dhabarka dambe ee Iskuulka 21-ka Octoobar, taasoo dhismaheedu gebagebo marayo.

Guddoomiyaha oo ay wehliyaan Ku xigeenada arrimaha bulshada iyo howlaha guud ayaa sidoo kale waxay kormeer ku tagteen Warta KM4, laamiga burbursan ee warshada Caanaha iyo biya dhiga Iskuulka Xamar Jadiid.

Guddoomiyaha ayaa balan qaaday inuu wax ka qaban doono cabashada dadweynaha ee ku aadan wax ka qabashada dhismaha Wadada Warshada Caanaha iyo Biyaha fariista Iskuulka Xamar Jadiid.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga...

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...