AUN waxaa Isbitaalka Xoogga lagu aasay dadkii ku dhintay weerarkii argagixiso ee ka dhacay Xalay Muqdisho+(SAWIRRO).

Date:

Allaha ha unaxariistee waxaa isbitaalka xoogga dalka ka socota aaska sideed dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay weerar argagixiso oo ka dhacay maaqayad ama goob lagu nasto ee loo yaqaano Gelato Devino ee ku taala kasoo horjeedka xarunta sahal ee wadada garoonka aadan cade gasha.

Aaska waxaa ka qeyb-galay boqol dad shacab ah,qaar ka mid ah ehelada murxuumiinta masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ,saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Weerarka xalay lala beegsaday goob lagu nasto ayaa sidoo kale waxaa jiro dadka kale oo dhaawacyo  ay ka soo gaareen iyadoo lagu dabiibayo isbitaalada magaalada Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaaraha XFS ka qayb galay madal lagu soo bandhigayey guulihii laga gaaray ka qayb galka Shirkii Isbedelka cimilada Adduunka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad Afrika iyo Talyaaniga

Laba sano ka hor magaalada Roma, Shir-madaxeedkii ugu horreeyay...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay shir madaxeedka labaad ee Afrika iyo Talyaaniga

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu

1- President Hassan Sheikh Mohamud has hailed the historic...