Dowlada Federalka Soomaaliya oo Cambaareysay Falkii Argagixisada Caawa Ku Bartilmaamaysatay Shacabka Soomaaliyeed.

Date:

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa falkii waxashnimada lahaa ee argagaxisadu ay caawa ku bartilmaamadsadeen  shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Ugu yaraan 6  muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska  Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Halkan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka.

WAR SAXAAFADEED 27-11-2020

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...