Raโ€™iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo dhagax-dhigay Dhismaha Xaruunta ay yeelanayso Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta ee dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed+(SAWIRRO

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa si wadajir ah u ย dhagax-dhigay ย Dhismaha Xarunta ay yeelanayso wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ย ee dowladda Goboleedka ย Koonfur Galbeed.

Dhismaha Xaruunta wasaaradd Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ย ee dowladd Goboleedka ย Koonfur Galbeed ย waxa iska kaashanayaย  labada Wasaaradood ย ee heer ย federal iyo heer dowlad- goboleed waxa ayna qayb ka tahay qorshaha horumarinta ย Gobolladda si loo daadajiyoย  shacabkana loogu dhaweeyo adeegyadda dowladda.

Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa maanta si wadajir ah uย ย dhagax-dhigayย ย Dhismaha Xarunta ay yeelanayso wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diintaย ย ee dowladda Goboleedkaย ย Koonfur Galbeed.

Dhismaha Xaruunta wasaaradd Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ย ee dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed ย waxa iska kaashanayaย  labada Wasaaradood ย ee heer ย federal iyo heer dowlad- goboleed waxa ayna qayb ka tahay qorshaha horumarinta ย Gobolladda si loo daadajiyoย  shacabkana loogu dhaweeyo adeegyadda dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...