Ciidanka Puntland oo u gurmad u fidiyay dadka barakacayaasha ah ee ku nool Boosaaso ka dib saameeynta roobabkii Gobolkaasi.

Date:

Ciidanka Badda Puntland ee PMPF ayaa Ka daad gureeyay qoysas barakacayaal ah Kamamkii ay daganayeen kadib markii ay soo galeen daadad xoogan oo uu sababay roob xoogan oo saacadihii aynu soo dhaafnay ka da’ay gudaha Magaalada Boosaaso waxaana la dajiyey goobo ku meel gaar ah oo uu maamulka Gobalka bari u diyaariyey.

Roob xoog leh oo ilaa shalay Bosaaso ka dayey ayaa saamayn ku yeeshay dadka danyarta ah oo Barakacayaashu ka mid yihiin iyadoona Maamulka Dagmada Boosaaso Xaqiijiyeen in 12kun oo qoysi ku guryo beeleen roobabkii dabaylaha watay ee ku dhuftay inta badan dagmooyinka Gobalka Bari.

waxaa isa soo taraya qasaaraha kala duwan ee ka dhashay Duufaanta GATI oo ku dhufatay xeebaha waqooyi bari Soomaaliya.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare.

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUUD EE GOLAHA SHACABKA.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...