Wasaaradda Caafimaadka oo maro kaneeco ka qaybisay qaar ka mid ah gobollada dalka+(SAWIRRO).

Date:

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada qeybteeda xakamaynta Duumada ayaa waxay howlo kormeer u joogaan Gobollada dalka si ay ugu kuur galaan xaaladaha kaneeco ee deegaanada iyo u diyaargaroobidda habka ugu haboon ee looga hortagi karo cudurka keenacada keento ee duumada.

Kaneecada ayaa marka lagaaro xilli roobaadka aad uga dilaacda gobollada dalka, iyadoo soo ridata qeybaha kala duwan ee bulshada.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa dadaal ugu jirta sidii looga hortagi lahaa qatarta cudurka ka dhasha kaneecada, waxayna qaar ka mid ah gobollada dalka ka bilawday olale lagu xakameeynayo saameenta cudurka.

Wasaaradda ayaa u qeebisay mara kaneeco bulshada ku dhaqaan gobollada Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...