Maamulka Gobolka Mugud oo Magaalada Gaalkacyo ku soo Dhaweeyay Wariiska Shaqada JFS+(SAWIRRO).

Date:

Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS Duraan Axmed Faarax ayaa waxaa magaalada Galkacyo kusoo dhaweeyay masuuliyiin Ka tirsan maamulka gobalka Mudug iyo Kan Dagmada Galkacyo ee Maamulka Galmudug.

Duqa Degmada Galkacyo Abdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ugu horeen ku aamaany Wasiirka in uu yahay wasiirkii ugu horeeyay ee wasiirada xukuumada uu Raysal wasaare Rooble uu Soo gaaro magaalada Galkacyo waxuuna ka codsatay in Bulshada soomaaliyeed ay u baahantahay Wax qabad dhab ah si taaso loo helanay ay muhiimtahay Hormarinta Arrimaha Bulshada.

Wasiirka Wasaarada shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS Duraan Axmed Faarax oo Munaasabada soo dhaweynta ka hadlay ayaa ugu horeyn Ka mahad celiyay Soo dhaweynta isagoo dhanka kalana faah faahin Ka bixiyay ujeedka safarka uu ku yimid magaalada Galkacyo.

Mr Duraan ayaa sheegay in safarkiisa Galkacyo uu qeyb Ka yahay u kuurgalida Arriamaha Hormarka laga sameeyay ee Dhinacyada Amniga iyo hormarka Bulshada Galkacyo waxuuna ugu baaqay shacabka guud ahaa Galmudug sii xoojinta Amniga, nabad Galyada hormarka Bulsahda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...