Wararkii ugu dambeeyay ee Xaalada deegaanka Xaafuun oo ka mid meelaha uu Roobka wato Dabeylaha ka da’ayaan.

Date:

Magaalada Xaafuun 2 nin oo dhintay ayaa hadda la keenay gudaha magaalada waxaana la sheegay in 2 nin oo kale xeebta meedkoodu uu yaalo iyadoo aan hadda lasoo qaadi karin meydka labada nin ee xeebta lagu sheegay jewiga oo weli adag awgiis. Afarta qof oo dhintay ayaa lagu sheegay Yamaniyiin.

Afar doonyood ayaa ku soo caariyey xeebta magaalada Xaafuun iyo laashash badan oo baddu soo tuurtay waxaan la sheegay 2 doonyood oo kale oo iyaguna ku burburay roobka meel u dhow Xaafuun.

Xaafuun waxaa kale oo ku dhaawacmay 3 qof oo dhaawacoodu sahlan yahay.

Waxaa weli warkooda la la’yahay doonyo badan iyo dad iyo weliba laashash.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...