Roobab iyo Dabeylo wada socda oo aad u xoogan ayaa caawa ka dhacaya Gobolka Bari Puntland Soomaaliya.

Date:

Roobab wato dabeylo xoog leh ayaa caawa ka da’aya xeebaha magaalada Xaafuun ee Maamulka Puntland Soomaaliya.

Warar deegaanka laga helayo ayaa sheegaya in ay guryo burbureen sidoo kalana waxaa dumay qaar ka mid ah taawarada isgaarsiinta.

Waxaa hakad galay kaluumeysigii kadib markii dadku ay badda ka baxeen
Lama sheegin qasaare nafeed oo dhashay roobabka iyo dabeylaha wada socda
Dowlada soomaaliya iyo heyada FAO ayaa ka digay maanta duufaanta GATI in ay ku wajahantay waqooyi bari ee Soomaaliya.

Waxii War ah ee ku soo kordha kala Soco Warbaahinta Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...