Guddiga isutagga shirkadaha diyaaradaha oo war kasoo saaray canshuurta Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho.

Date:

WAR SAXAFADEED

Haddaba Isutaggaย  Shirkadaha Diyaaradaha Somaliyeedย  oo ahย  mid ay hoosย  yimadaan kuna midobeenย  tiro kor u dhaafeysa 70% dayuuradaha rakaabkaย  iyoย  kuwa xamuulka ee kaย  hawl-gala garoonka Aadanย  Cadde ayaaย  war-saxafdeedkanย  waxa ay ku caddeynayaan.

In aysan la wadagin masโ€™uliyiinta guddiga kor ku xusan arragtida iyo eedeymahaย  loo soo jeediyay Wasaaradda Maaliyadda iyo Shirkaddaย  Favori ee ka gashaya Garoonka Aadan Cade qodobada hoos ku xusan.

Isutaggu wuxuu halkan ku caddeynayaa in uruurintaย  lacagaha adeegyada iyoย ย ย ย ย ย ย ย ย  cashuuraha ay qabato shirkadda Favori yihiin kuwo waafaqsan sharciga kanaย  mid ahย  qodobada heshiiskaย  Favoriย  iyo Xukuumaddaย  Somaliyeed ayna xaqiiqada ka fog tahay in kuwaasi yihiinย  kuย  takrifal sida hadalkaย  masโ€™uliyiinta guddigu u ekeysiyeen.ย  ย  ย .

Isutaggu wuxuu qirayaa in muddadii ka dambeysay hirgelinta heshiiskaย ย ย ย ย ย ย ย ย  xukuumaddaย  Somaliyeedย  iyo Shirkadda Favoriย  hirgalay,la dareemay kor-u-kac muuqda oo ku yimidย  Dhaqaalah ka soo xerooda garoonka Aadan Cade.

Isutaggu wuxuu qirayaa in iyadoo ay jiraan xaalado adag oo uuย  keenay cudurka COVID19 haddana ay muuqdaanย  hawlo baaxad weyn leh sida buuxinta qeybta badda, gaar ahaan ballarinta garoonka.

Ugu dambeyn, Isutaggu wuxuu qirayaa in ay jiri karaan dhaliilo iyo hawlo sixitaan u baahan, taasna loo baahan yahay in goobaha munaasabka ah looga wada

Gudddomiyahaย  Isutagga Shirkadahaย Diyuuradaha Somaliyeed Maxamed Diini.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale