Howlgalo la xiriira Dhinaca Amaanka Oo Ka Bilowday Gobalka Bari+(SAWIRRO).

Date:

Howlgal Uu Hogaaninayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G\Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayay Ciidmada Booliska Gobalka Bari Ka Sameyeen Buuraha U Dhexeeya Bosaaso Ilaa Dagmada Carmo Ee Gobalka Bari Waxana Uu Ahaa Howlgal Qorsheesnaa Sidoo Kalle Howlgalka Inta Uu Socday Ayay Ciidamada Booliska Gobalka Ay Sameenayeen Baaritaano La Xiriira Gadiidka Soogala Bosaaso Iyo Kuwa Ka Baxa.

Howlgaladaan Ay Sameeyeen Booliska Gobalka Bari Ayaa La Xiriiray Xoojinta Amniga Guud Ee Gobalka Xilli Dhawaan Bosaaso Ay Martigalin Doonto Doorashada Xilibaanada Cusub Ee Dowlada Dhexe Soomaaliya.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuuseen Cali Maxamuud Shacabka Ka Codsaday In Doorkooda Ka Qataan Xaqiijinta Amaanka Isagoo U Mahadceliyay

Shacabka Gobalka Bari Ayaa Howlgalkaan Ku Tilmamaay Mid Guul Ah Oo Ciidmada Ay Uga Mahadcelinayaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeer ku sameeyay Ciidamo loo diyaariyay Xuska Todobaadka Xorriyadda

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan la Qaatay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...