Golaha Shacabka Soomaaliya oo la Filayo in ay Maanta kulan Ka yeeshaan Dhageysiga hindise sharciyeedka Beeraha Soomaaliyeed.

Date:

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa ku leh kulankoodi caadiga ahaa.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa lagu wadaa in akhrinta saddexaad ay marsiiyaan hindise sharciyeedka Beeraha Soomaaliyeed.

Xildhibaannada oo muddo xilleedkoodu gabagabo yahay ayaa waxaa horyaalla sharciyo badan oo muhiim u ah dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf oo lagu aasayo Ceel- Cirfiid

Maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso Meydka Marxuum...

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeer ku tegay Wargaadhi

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo...

NISA oo Muqdisho keentay eedeysanayaal laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...