Madaxweyne farmaajo oo u hambalyeeyey madaxweyanaha la doortay ee Dalka Maraykanka Joe Biden.

Date:

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenkiisa haweeneyda lagu magacaabo Kamala Harris.

Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay rajaynayso in hore loo sii wado iskaashiga dhaw ee ka dhaxeeyey dawladaha Maraykanka iyo Soomaaliya.

Maraykanku waa saaxiib wayn ka qayb qaata dib u kabashada Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ayaa lagu yiri qoraalka madaxweyne Farmaajo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeer ku sameeyay Ciidamo loo diyaariyay Xuska Todobaadka Xorriyadda

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan la Qaatay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...