Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta lagu wado in kulankoodii caadiga ahaa Muqdisho uga furmo.

Date:

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya xarunta kumeel gaarka ah (KMG) ee Villa Hargeysa.

Ajendaha kulanka ayaa ah dhagaysiga warbixin ku saabsan saameynta uu cudurka Covid 19 ku yeeshay xaaladaha cunto soo saarka iyo nafaqada dalka iyo sidoo kale dhagaysiga warbixin ku saaabsan saameynta Covid 19 uu ku yeeshay ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka.

Mudanayaasha golaha shacabka ayaa sidoo kale aqrinta 2-aad marsiinaya hindise sharciyeedka socdaalka socdaalka Soomaaliya, kaas oo in muddo ah ay ka shaqaynayeen hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo hay’adaha kale ee sharcigaasi quseeyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New...

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...