Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda deegaanno ka tirsan Gaalgaduud.

Date:

Ciidanka xoogga dalka qeyb-27-aad ayaa howl-gal qorsheysan oo ka dhan ah maleeshiyaad Al-shabaab kawada deegaanno ku dhow Bulacle oo waqooyi Bari ka xiga magaalada dhuusamareeb halkaasi oo ay argagixisada ku dhibaateyn jireen shacabka.

Saraakiisha howlgalkan hogaaminaysa ayaa inoo sheegay inuu yahay mid Qorshihiisa hore la diyaarinayay lana sii wadi doono inta Argagixisada Al-Shabaab laga ciribtirayo deegaannada ay kaga sugan yihiin ama ay si dhuumaaleysi ah kun jogaan ee ka tirsan Galmudug.

Deegaannada Jihada Bari ka xiga magaalada Dhusamareb ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab Shacabka ku dhibaataynayeen muddooyinkii la soo dhaafay balse Ciidamada Xoogga ayaa ka jawaabay kuna baxay inay ka dulqaadaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeer ku sameeyay Ciidamo loo diyaariyay Xuska Todobaadka Xorriyadda

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan la Qaatay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...