Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo u yeeray inay shaqada ku soo laabtaan saddex Jeneraal.

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu yeeray in shaqada ciidanka ay ku soo laabtaan 3 Jeneraal oo horay uu shaqada uga joojiyay

Saraakiisha loo yeeray ayaa kala ah

  1. Lt. Gen. Bacha Debele
  2. Lt. Gen. John G. Meskel
  3. Lt. Gen. Ababaw Tadesse

Arintan ayaa imaaneysa xili xaalad deg deg ah oo lix bil ah la galiyay Gobalka Tigreega ee Waqooyiga Itoobiya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale amray in talaabo ciidan laga qaado Gobalka Tigreega

Dhinaca kale Madaxweynaha Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa taageeray talaabada ciidan ee laga qaadayo ismaamulka Tigreega.

Mr Shimelis Abdissa ayaa tilmaamay in TPLF ay dooneyso in Itoobiya ay ku celiyaan waayihii 27 sano ee mudiga iyo gabood falka oo ay Itoobiya maamulayeen

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...

Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...