Gudoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle oo loo doortay Cabdixakiin Luqmaan.

Date:

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo goordhow la soo gabogabeeyay ayaa waxaa ku guuleystay C/xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed.

Xilka guddoomiyaha golaha wakiilada Hirshabeelle oo ay ku tartamayeen Xildhibaan Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed iyo Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibrahim (Goodir) ayaa waxaa 77 ku guuleystay C/xakiin Luqmaan halka Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibrahim (Goodir) uu helay 21 taasoo ka dhigtay in uu ku guuleystay Gudoomiyaha Mr Luqmaan.

Xildhibaannada ka qeyb qaadanayay codeynta ayaa gaarayay 99 mudane, sida la sheegay Waxaa halaabay 1-cod.

Si kastaba Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle ayaa waxaa horyaalo Howlo badan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...