Ilhan Cumar iyo 3 kale oo Soomaali ah oo guulo ka gaaray doorashada Mareykanka.

Date:

Ilhan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kaddib markii ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga Jamhuuriga.

Musharaxiin kale oo Soomaali ah una tartamayay kuraasta golaha deegaanka ee gobolka Minnesota ayaa sidoo kale guulo ka gaaray doorashadii shalay.

Ilhaan Cumar ayaa ku guuleysatay kursigeeda koongareeska Mareykanka waxeyna markii labaad ka mid noqoneysaa senator ka tirsan dalkaas.

Cumar Faatax ayaa noqday Soomaaligii ugu horreeyay eek amid noqda aqalka sare ee gobolka Minnesota,wuxuuna ka guuleystay musharaxiin badan oo ka soo horjeeday.

Hodon Xasan iyo Maxamed Nuur ayaa iyana ku guuleystay kamid noqoshada aqalka hoose ee gobolka Minnesota.

Tirinta doorashada Madaxweyne-nimada dalka Mareykanka ayaa weli socta waxaana xilal kala duwan ku guuleystay Soomaali badan oo ku nool dalkaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...