Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo gaaray caasimadda Galmudug.

Date:

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Booliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa goordhaw  gaaray magaalada Dhusamareb, waxaa Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareeb ku soo dhoweeyay saraakiisha ciidamada Booliiska ee ka howlgala Galmudug .

Taliyaha ayaa salaan ka qaatay ciidamada Booliiska ah ee halkaasi ku sugnaa kana qaybqaadanayey soo dhowaynta taliyaha iyo wafdigiisa.

Taliyaha ayaa waxa uu kulan la qaadan doonaa madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, booqashada Taliyaha Booliiska Soomaaliya ayaa waxay qayb ka tahay Kormeerka rugaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo xaqiijinta amniga magaalooyinka dhawaan lagu qaban doono doorashooyinka dalka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Cumaan oo xoojinayo iskaashiga dhinacyada Gaadiidka iyo Isgaarsiinta

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo Afgooye ka furay tababar howl-wadeennada doorashooyinka

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

W/ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud QM ee arrimaha gargaarka

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS Mudane Xasan Maxamed...

Shir lagu heshiisiinayo beelo ku dagaallamay Mudug oo lagu qabtay Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo lagu...