Axmed Madoobe oo Baarlamaanka ugu baaqay in ay Ra’iisul wasaaraha cusub ansixiyaan.

Date:

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa baaq u jeediyay Xildhibaannada laga soo doorto degaannada Jubbaland.

Axmed Madoobe oo ka hadlayay kulan uu la qaatay xildhinaada Labada Aqal ee Baarlamaank ku Matala Jubbaland ayaa ugu baaqay  inay ansixiyaan Ra’iisul Wasaaraha dhawaan la magacaabay iyo sidoo kale heshiiskii doorashooyinka ee dhawaan muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay.

Madaxwaynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay jiraan howlo badan oo la doonayo in la dar-dar galiyo, waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay Ansixinta Ra’iisul Wasaaraha dhawaan la magacaabay iyo heshiis kii doorashooyinka ee dhawaan muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay madaxda dowlada dhexe iyo Dowlad Gobaleedyada.Jubbaland.

Axmed Madoobe oo ka hadlayay kulan uu la qaatay Xildhinaada Labada Aqal ee Baarlamaank ku Matala Jubbaland ayaa ugu baaqay Xildhibaanada in ay Ansixiyaan Ra’iisul Wasaaraha dhawaan la magacaabay iyo sidoo kale heshiis kii doorashooyinka ee dhawaan muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay jiraan howlo badan oo la doonayo in la dar-dar galiyo, waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay Ansixinta Ra’iisul Wasaaraha dhawaan la magacaabay iyo heshiis kii doorashooyinka ee dhawaan muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay madaxda dowlada dhexe iyo Dowlad Gobaleedyada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...