Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo xariga ka jaray xafiis ka shaqeynaya uruurinta canshuuraha [sawirro]

Date:

Wasiirka maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furay Xafiiska dakhliga Caasimadda oo ka shaqeynaya soo uruurinta iyo xisaabinta dakhliga Canshuuraha waana xafiiskii labaad ee Wasaaraddu ku yeelato xarunta caasimadda.

Xafiiskan oo hoostagaya Wasaaradda maaliyadda Galmudug waxa uu qaban doonaa daqliga ka soo xarooda magaalada Dhusamareb ee Caasimada Galmudug, waxaana ka howlgalaya shaqaale loo carbiyay shaqada Xafiiskaasi.

Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ayaa Bilihii la soo dhaafay deegaannada Galmudug waxa ay ka hirgalinaysay xafiisyada la socodka iyo dabagalka Canshuur qaadista, taas oo kor u qaadaysa hannaan Maaliyadeedka ee Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...