Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid Ciidan+Sawirro.

Date:

Dowladda Ingiriiska ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ku wareejisay Gaadiid Ciidan oo loogu tala galay qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga Dalka.

Sii hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda difaaca Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed (Ammar-dambe) ayaa Boqortooyada Ingiriiska ugu mahad-celiyay taageerada Ciidan ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya.

“Waxaan u hambalyeynayaa Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qaybta 60-aad oo lagu wareejiyay qaar ka mid ah Gawaari Dagaal noocyadooda kala duwan oo qayb ka ah dib-u-dhiska ciidamdda xoogga Dalka Soomaaliyeed.’ayuu yiri Wasiirku.

Mudane Ammar dambe ayaa Dowladda UK iyo Shacabkeeduba ugu mahad celiyay sida ay uga soo jawaabtay codsiga Dowladda Soomaaliya ee ahaa in ay kala qeybqaatato dib u dhiska Ciidamada qalabka sida.

            

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...