Booliska Kenya oo baaraya dilkii Qareen Kirimi Mbogo.

Date:

Saraakiisha Booliska ismaamulka Meru ee Dalka Kenya ayaa billaabay  baaritaanno ku saabsan ciddii ka dambeysay dilka qareen caan ahaa oo shalay ay toogasho ku dileen laba Nin oo watay Mooto.

Qareenka oo lagu Magacaabi jiray Kirimi Mbogo, ayaa inta badan Maxkamadaha Dalkaasi geyn jiray dacwado uu kaga soo horjeedo xadgudubyada ay gaystaan hay’adaha Dowladda Kenya.

Howlaha baarista ah ee ay wadaan laamaha ammaanka Kenya ayaa yimid markii dadka kasoo jeedo Meru ay dhigeen dibed-baxyo lagu dalbanayo in la sameeyo baaritaanno ku saabsan ciddii ka dambeysay dilka Qareenka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Guddoomay Shahaadada Musharraxnimo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna...

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah

Ciidamada ammaanka ayaa ku guda jira howlgal lagu ururinayo...