UK oo kaalmo lacageed ugu yabooheysa dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Date:

Wasiirka arimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska Dominic Raab ayaa bayaan uu soo saaray ku shaaciyay in dowladdiisu ay  gargaar dhaqaale u fidinayso dhowr dal oo Afrikaan ah iyo dalka yamen.

Dominic Raab wuxuu intaasi raaciyay in deeqdaasi loogu talagalay sidii dowlahaasi looga gacan siin lahaa la tacaalidda cudurka Covid19 iyo wax ka qabashada abaaraha soo laalaabta.

Kaalmadaan oo dhan adduun lacageed oo gaaraya 119milyan oo ganiga Istarliinka ah, waxaana loogu tala galay dowladaha Soomaaliya, Yemen, Koongada dimoqraadiga ah, Afrikada dhexe, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...