Ciidamada ammaanka Galmudug oo fashiliyay weerar argagaxiso.

Date:

Ciidamada AMISOM oo kala socda Jabuuti iyo Ethiopia, ayaa fashiliyay weerar ay doonayeen Argagixisada Al-Shabaab in ay ku qaadaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Samo-reeb,

Cidamada ayaa helay xogta ah in dhagarqabayaasha Al-Shabaab ay maleegayaan weerar ka dhan ah Garoonka Diyaaradaha, waxaana ciidamadu ay ku guuleysteen inay ka hortagaan oo ay fashiliyeen weerarka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay munaasabadda calan-saarka 1-da Luuliyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...